Dahir Alasow
Dahir Alasow
  • 2 623
  • 73 866 594

Відео

Xildhibaan Cabdi Casiis Nuska waa mucjiso
Переглядів 8002 години тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Colaada Reer Jalaf iyo Leelkase ee Mudug yaa maalgeliyay ?
Переглядів 2,8 тис.14 годин тому
Colaada Reer Jalaf iyo Leelkase ee Mudug yaa maalgeliyay ?
Qacda queen Jabra By Habargidir gang
Переглядів 3,2 тис.16 годин тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Haddii ay ku diido gabadh aad jeceshahay Lagaroone MJ Oil baa lagu siinayaa ku soo dhawaada Garowe
Переглядів 3,4 тис.День тому
Haddii ay ku diido gabadh aad jeceshahay Lagaroone MJ Oil baa lagu siinayaa ku soo dhawaada Garowe
Musharax mucjiso ah Cabdi Casiis Nuska
Переглядів 2,3 тис.14 днів тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Dood adag Habargidir iyo Abgaal oo hilfaha isu qaaday
Переглядів 9 тис.21 день тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Gabdhahii Abgaal oo la sii daayay iyo kuwii Habargidir oo xiran-Maxaabiis Majerten oo lagu qabtay
Переглядів 7 тис.21 день тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Fiqi Muxumud oo Mareexan laayay, Saraakiishii Ceeldheer ku dhimatay iyo Sihaam Tahliil oo Xabsiga
Переглядів 15 тис.28 днів тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Abwaanad Safiyo Dahir oo runta u sheegtay Habargidir
Переглядів 9 тис.28 днів тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Cod sira Gabadh Umula iyo cunugeeda yar oo amar Madaxweyne ku xiran Muqdisho
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Iidle Yare Hees Jaceylka Jabra iyo Luuzina oo nin ka raacday
Переглядів 19 тис.Місяць тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Cod sira Xabsiga Maxkamadda qiso xanuun badan Gabadhii Umusha Habargidir ee Xasan Sheekh u hanjabt
Переглядів 19 тис.Місяць тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Fursadaha dhulka Aw Maki Muqdisho Cabsida Jasiira iyo Real estate Nairobi By Dahir Alasow
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Fariin ku socota Habargidir By Dahir Alasow Qeybta 1aad
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Join this channel to get access to perks: ua-cam.com/channels/oBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA.htmljoin
Fadeexada Maxkamadda Ciidanka, Saraakiisha la xiray iyo Taliye Fanax oo kiiska lagu helay
Переглядів 27 тис.Місяць тому
Fadeexada Maxkamadda Ciidanka, Saraakiisha la xiray iyo Taliye Fanax oo kiiska lagu helay
Dahir Alasow Muqdisho khudbad kulul -
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Dahir Alasow Muqdisho khudbad kulul -
Warka gabadhaan haddii uu run noqdo guur maleh gabdhaha Habargidir
Переглядів 10 тис.Місяць тому
Warka gabadhaan haddii uu run noqdo guur maleh gabdhaha Habargidir
Gabadh ka mida gabdhihii Tiktok oo Taliye boliis kufsaday Muqdisho
Переглядів 22 тис.Місяць тому
Gabadh ka mida gabdhihii Tiktok oo Taliye boliis kufsaday Muqdisho
Daawo Ciidanka Atmis oo bahdilay Cali Geedi Raisulwasarahii hore By Dahir Alasow
Переглядів 19 тис.Місяць тому
Daawo Ciidanka Atmis oo bahdilay Cali Geedi Raisulwasarahii hore By Dahir Alasow
Dhul Free ah, Degmada ugu quruxda badan Galmudug
Переглядів 8 тис.Місяць тому
Dhul Free ah, Degmada ugu quruxda badan Galmudug
Ganacsiga dhulka oo laga tujaaray -iibso dhul muhiima
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Ganacsiga dhulka oo laga tujaaray -iibso dhul muhiima
Karbaash Naar Naar By Dahir Alasow Hawiye
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Karbaash Naar Naar By Dahir Alasow Hawiye
Yaa dilay Madaxweynaha Iran iyo Wararka socdaalka Madaxweynaha Kenya ee Mareykanka
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Yaa dilay Madaxweynaha Iran iyo Wararka socdaalka Madaxweynaha Kenya ee Mareykanka
Gabdhaha la xiray Wararka xiisaha badan iyo xogta Dahir Alasow
Переглядів 21 тис.Місяць тому
Gabdhaha la xiray Wararka xiisaha badan iyo xogta Dahir Alasow
Qabyaalada Habargidir iyo Abgaal ma xakameyn karaan Ciidanka Amniga ? Xogta Dahir Alasow
Переглядів 17 тис.Місяць тому
Qabyaalada Habargidir iyo Abgaal ma xakameyn karaan Ciidanka Amniga ? Xogta Dahir Alasow
Liiska Saraakiishii Habargidir NISA ee xilalka laga wada qaaday
Переглядів 36 тис.Місяць тому
Liiska Saraakiishii Habargidir NISA ee xilalka laga wada qaaday
Burburinta Daarusalaam ee Abgaal By Dahir Alasow
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Burburinta Daarusalaam ee Abgaal By Dahir Alasow
Colaadda Habargidir iyo Abgaal yaa maalgeliyay ? By Dahir Alasow
Переглядів 30 тис.Місяць тому
Colaadda Habargidir iyo Abgaal yaa maalgeliyay ? By Dahir Alasow
Sawiro Xabsiga Farxada Gabdhaha Habargidir iyo murugada gabdhaha Abgaal
Переглядів 29 тис.Місяць тому
Sawiro Xabsiga Farxada Gabdhaha Habargidir iyo murugada gabdhaha Abgaal

КОМЕНТАРІ

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 24 хвилини тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 години тому

    Dahir xasan dhiqo aya afku buxiyey kuyiri iga jeedi shacabka intan dalka.bobayo lakin ogow kuwa ka dhalatay e HG.aya ka kadhisha xasan abgalow.bahahin babi Inaya wa dulowdy dahir e isdabo qabo

  • @deqoelmi8835
    @deqoelmi8835 3 години тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqoelmi8835
    @deqoelmi8835 3 години тому

    Kkkkkkk

  • @husseind7942
    @husseind7942 4 години тому

    Masha Allah guuleso

  • @FardusFarduuscilmi
    @FardusFarduuscilmi 5 годин тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-og9tc8wm9m
    @user-og9tc8wm9m 5 годин тому

    DAAHIROOW MEESHII SACAD SACIID IYO MAXAMED CADDE MACALIN DHILAAWE LA ISKA FOGEEYAY OO JAGO AAN LOO DHIIBIN WAA ĶA SOCO

  • @user-og9tc8wm9m
    @user-og9tc8wm9m 5 годин тому

    DAAHIROOW MEESHII SACAD SACIID IYO MAXAMED CADDE MACALIN DHILAAWE LA ISKA FOGEEYAY OO JAGO AAN LOO DHIIBIN WAA ĶA SOCO

  • @user-og9tc8wm9m
    @user-og9tc8wm9m 6 годин тому

    WAA LOO DHIIBAY WAANA LAGA QAADAYAA BIRINE MIDKALAA IMAANAYAA WAA LAQEERAYAA DAAHIR WAA ISDABA JOOG BAHASHA

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 6 годин тому

    Kkkkkkkkokk halkas ku hey bahasha daahirw qabyaaladana inagada guuul insha allah

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 6 годин тому

    daahir calasow nombarkaaga intee ka helaa lacag ayaa iga maqan

  • @safiya8016
    @safiya8016 8 годин тому

    Masha allha horey usoco xld

  • @munasarmaxamed-wm8vb
    @munasarmaxamed-wm8vb 16 годин тому

    ✌️

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 23 години тому

    Aniga ayaa booskaan rabay 😅😅😅 wuu iga xoogtay adeer

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm День тому

    Mashallah xildhiban so dhowow

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 День тому

    Scw scw scw nnkh

  • @ultimatetelevision723
    @ultimatetelevision723 День тому

    God save somlia and prophet Mohamed scw Muslim Sunnah Muslim prophet wherever they are that people Allah God own massive no one can own in the world countries in this time ,thank you God

  • @ultimatetelevision723
    @ultimatetelevision723 День тому

    AMIIN AMIIN Rabi Allah hanaku dhoor kalimatul ALLAH, waa rasuulihi, scw,,and Quran al kariim waaliba Sunnah Muslim prophet Mohamed scw and his asxaabiihii dhamaan Meelkastoo dhiigsomali Ku noolyahay somlia waa umad Allah mudu kakanacso ,badd

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp День тому

    Axax.wall

  • @SaabrinXuseen
    @SaabrinXuseen 2 дні тому

    Vwhwv72u8h😢😂😮wikehiwjsij 1:15 eisjd8

  • @SaabrinXuseen
    @SaabrinXuseen 2 дні тому

    Vwhwv72u8h

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 2 дні тому

    Niyow max kenay Dir masha wa sure laf ka mid ah

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 2 дні тому

    Sxb dahir calasow ninki is cadeye o ah dayax Dalnurshe soomaliland wu ku so kala qabatay ’ wan ognahay ninkas irir samale ma’ah Dir iyo hawiye ’ gabar hawiye ah ayu qaba hg marka ninka la hadala ’ darood langab Ayu la so saftay ’ wax u sheke ninkas

  • @Aminahassan-nu9vp
    @Aminahassan-nu9vp 3 дні тому

    Dahiroow good Jir oo joog❤

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 3 дні тому

    Aderka oo 90 jir ah ba ukun dabada isaga guray yad qanis ku cayi blu mecabna ka dhashay alla mj muxu langab bdn cilay😂😂😊

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 3 дні тому

    asc dahir please lambarka mom daha barkada

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 3 дні тому

    leelkasa dagaalkan way qaadi karan wayna idin wasayan qaniisin naaso waaweyn waa taal

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 4 дні тому

    Isaaq gumeysiga hawiye lagu haayo 😂😂😂😂2024 naagihi hawiye isaaq ba wada qaba hargeisa kuna xabsiga ku jiraa. Damer calasow kufsiga gabdhaha hawiye lagu haayo hargeisa ka hadal 2024. 😂

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseind7942
    @husseind7942 4 дні тому

    Masha Allah xildhibaan soo dhawow waa dhul qurux badan

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 дні тому

    Geesi geesi dhalay oo ku dayasho mudan wye Qalbi dhagax

  • @cabdisalanMahdi-k3v
    @cabdisalanMahdi-k3v 4 дні тому

    adeer intana wajoogaa

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 4 дні тому

    Dagaalka waxii soo Qaadeey ha joojiyo awalba sacad baa soo qaadeey 😂 iyagaa awalba bilaabay dhul balaarsi beey u socdaaan iyo ceel rag qotay baan rabaa hhhh caaacda iska kala yareeee 🎉

  • @AbdifatahmuhumedXerow
    @AbdifatahmuhumedXerow 4 дні тому

    wn kuslmay wiil hoogii raga haweenka ka furanjirayow

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 4 дні тому

    Odeyyahoow ilkaha dooliga leh oo fanaxda leh, maxaad ka wadaa Leelkase ayaa lacag lasoo siiyey? Sacadka ayaa dagaalka soo qaaday oo bilaabay iyo ninka qaad iibiyaha ah waa Liibaan shuluq oo iminkan galmudug dhex fadhiyo. Ilaahay ka cabso odeyahow naasaha dheer leh oo luqunta iyo madaxa isku dhagsantahay. oo aad moodid inuu calool ku sito luqunta bismillah

  • @MuuminAbdisalam
    @MuuminAbdisalam 5 днів тому

    Been badanaa

  • @mohamedhashi8068
    @mohamedhashi8068 5 днів тому

    Sacadow waxaa balan ah haddii aadan joojin waxa xasssn shiikh kuusoo dhiibay in bandhiiradley iyo galinsoor ay noqdaan dhulka wagardhac iyo leekase

  • @mohamedhashi8068
    @mohamedhashi8068 5 днів тому

    Hadii aad u yeerato reer mahad iyo cumar mahamoud oo aan dagaalka ku jirin waxay kuu dhigayan cashar sidii ay kuugu dhigi jireen ka waran godod iyo gacnafale see dareemee

  • @mohamedhashi8068
    @mohamedhashi8068 5 днів тому

    Daahir candho ka waran godod iyo gacnafale reer mahad yaanay kaa qabsan galinsoor iyo bandhiiradley sidii ay kaaga qabsadeen godod iyo gacnafale

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 днів тому

    Nin Awoowe Ah Oo gabadhiisa Sabriina Ciyaalkeeda is la ‘eg yihiin La tirsanaya Gabdho iyo wiilal Uu Awoowe Unoqon karo la tirsanaya Dahir baahane ka hor lama Arag wax ka foolxun. Ma jiro Ceeb Allah

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 5 днів тому

    Daahirow ogow in rasulka scw uu yiri ninkii kashaqeeya qabyaalada in uusan kamid eheynin umadiisa taas ogow umada islamka waa in nabad ladhax dhigaa losheegaa in labadii isdisha ay ahlu naar yihiin

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 5 днів тому

    Dahir calasow af dhasho

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 5 днів тому

    👄👄👄👄

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 5 днів тому

    Adadka nabad ugu baaq dufaw 60 jirbaatehee dad soomaaliyeed isdilaya waxba kafaa iidimaysid

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 5 днів тому

    Cadowga galmudug wala layneya xasan.meedqufte o shabab ah aya dhinac ka rixaya u dhuntinmeyso viva galmudug❤

  • @abdirahman9702
    @abdirahman9702 5 днів тому

    Majeerten soo cay baa lagu dhahay haday ahaan lahayd miyaa sidaa oran lahayd😂 dhaadhaan sanaa kan caloosha wayn yaa rumaysanaya

  • @JamacCabdulahi-io6ou
    @JamacCabdulahi-io6ou 6 днів тому

    waxba ma aadan sheegin sacad inuu jabayna waa la ogyahay reer muumin aadana hg iskagafiln

  • @aliabdi3493
    @aliabdi3493 6 днів тому

    Teen abdiwahab

  • @user-og9tc8wm9m
    @user-og9tc8wm9m 6 днів тому

    DAAHIROOW WAXAAN JECELNAHAY NABADDA WALAALAHA DAGAALAMAAYA INILAAHAY NABAD DHEX DHIGO INSHAA ALLAAH

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 6 днів тому

    Cidwalba nabad aya uwanagsan